Taariikhdii Labaad 23:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse guriga Rabbiga gudihiisa yuusan ninna soo gelin wadaaddada iyo kuwa reer Laawi oo adeegaya mooyaane, iyagu ha soo galeen, waayo, iyagu waa quduus, laakiinse dadka oo dhammu waa inay Rabbiga amarkiisa dhawraan.

Taariikhdii Labaad 23

Taariikhdii Labaad 23:5-16