Taariikhdii Labaad 23:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo reer Laawi boqorka ha isku wareejiyeen iyadoo nin waluba hubkiisa gacanta ku haysto, oo ku alla kii guriga gudihiisa soo gala ha la dilo, oo idinku boqorkana la jira markuu baxayo iyo markuu soo gelayoba.

Taariikhdii Labaad 23

Taariikhdii Labaad 23:3-13