Taariikhdii Labaad 23:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo meel saddexaadna waa inay guriga boqorka joogaan, meel saddexaadna ha joogeen iridda aasaaska agteeda, oo dadka oo dhammuna waa inay ku wada jiraan guriga Rabbiga barxadihiisa.

Taariikhdii Labaad 23

Taariikhdii Labaad 23:4-13