Taariikhdii Labaad 21:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Reer Edomna way ka fallaagoobeen oo way ka hoos baxeen gacantii dadka Yahuudah ilaa maantadan la joogo. Oo haddana isla markaasba waxaa kaloo ka fallaagoobay oo gacantiisii ka hoos baxay reer Libnaah, maxaa yeelay, isagu wuxuu ka tegey Rabbigii ahaa Ilaaha awowayaashiis.

Taariikhdii Labaad 21

Taariikhdii Labaad 21:1-13