Taariikhdii Labaad 21:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba wuxuu buuraha dalka Yahuudah ka sameeyey meelo sarsare, oo dadkii Yeruusaalem degganaana wuxuu ka dhigay inay sanamyo raacaan, oo dadkii Yahuudahna wuu habaabiyey.

Taariikhdii Labaad 21

Taariikhdii Labaad 21:5-15