Taariikhdii Labaad 21:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Yehooraam soo gudbay isagoo wata saraakiishiisii iyo gaadhifardoodkiisii oo dhan, oo intuu habeennimo kacay ayuu laayay reer Edom oo hareereeyey isaga iyo saraakiishiisii gaadhifardoodka.

Taariikhdii Labaad 21

Taariikhdii Labaad 21:4-19