Taariikhdii Labaad 20:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Yehooshaafaad madaxa foororshay oo wejiga dhulka saaray, oo dadkii Yahuudah iyo dadkii Yeruusaalem degganaa oo dhammuna Rabbiga hortiisay isku tuureen oo u sujuudeen.

Taariikhdii Labaad 20

Taariikhdii Labaad 20:15-19