Taariikhdii Labaad 20:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasaa kuwii reer Laawi oo ahaa reer Qohaad iyo reer Qorax waxay u istaageen inay Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil cod aad iyo aad u weyn ku ammaanaan.

Taariikhdii Labaad 20

Taariikhdii Labaad 20:17-21