Taariikhdii Labaad 20:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Idinku uma baahnaan doontaan inaad dagaalkan gashaan, haddaba dadkii Yahuudah iyo dadkii Yeruusaalemow, joogsada, oo iska taagnaada, oo eega badbaadada Rabbigu idin badbaadinayo; berrito iyaga u baxa, oo ha cabsanina, hana qalbi jabina, maxaa yeelay, Rabbiga ayaa idinla jira.

Taariikhdii Labaad 20

Taariikhdii Labaad 20:10-20