Taariikhdii Labaad 20:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba idinku berrito u dhaadhaca iyaga, oo bal eeg, waxay soo korayaan jiirta Siis, oo waxaad ka heli doontaan meesha dooxadu ku dhammaato oo ka horraysa cidlada Yeruu'eel.

Taariikhdii Labaad 20

Taariikhdii Labaad 20:11-26