Taariikhdii Labaad 10:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed Yaaraabcaam iyo dadkii oo dhammuba maalintii saddexaad ayay Rexabcaam u yimaadeen siduu boqorku hore ugu amray markuu ku yidhi, Maalinta saddexaad igu soo noqda.

Taariikhdii Labaad 10

Taariikhdii Labaad 10:11-13