Taariikhdii Labaad 10:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba meeshii aabbahay harqood culus idinka saaray, anna culays baan idiinku sii darayaa, oo aabbahay wuxuu idinku edbin jiray shaabuugyo, laakiinse anigu waxaan idinku edbinayaa hangarallayaal.

Taariikhdii Labaad 10

Taariikhdii Labaad 10:8-18