Taariikhdii Kowaad 7:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iyaga waxaa la jiray guutooyin ah ciidankii dagaalka sidii ay u kala dhasheen iyo sidii reerahoodu ahaayeen, waxayna ahaayeen lix iyo soddon kun oo nin, waayo, waxay lahaayeen naago iyo wiilal badan.

Taariikhdii Kowaad 7

Taariikhdii Kowaad 7:3-14