Taariikhdii Kowaad 7:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Farcankii Cusiina waxay ahaayeen Yisraxyaah, iyo wiilashii Yisraxyaah oo ahaa Miikaa'eel, iyo Cobadyaah, iyo Yoo'eel, iyo Yishiyaah, oo waxay isku ahaayeen shan, dhammaantoodna waxay ahaayeen rag madax ah.

Taariikhdii Kowaad 7

Taariikhdii Kowaad 7:1-11