Taariikhdii Kowaad 7:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo walaalahoodii qolooyinka reer Isaakaar ku dhex jiray oo dhammu waxay ahaayeen rag xoog badan, oo kulligoodna abtiriskooda la tiriyey, oo waxayna ahaayeen toddoba iyo siddeetan kun oo qof.

Taariikhdii Kowaad 7

Taariikhdii Kowaad 7:1-10