Taariikhdii Kowaad 5:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iyagu waxay ku xadgudbeen Ilaahii awowayaashood, oo sidii naag ninkeedii ka dhillowday ayay raaceen ilaahyadii dadkii dalka degganaa, oo Ilaah hortooda ku baabbi'iyey.

Taariikhdii Kowaad 5

Taariikhdii Kowaad 5:23-26