Taariikhdii Kowaad 5:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kuwii reerahooda madaxda u ahaana waxay ahaayeen Ceefer, iyo Yishcii, iyo Elii'eel, iyo Casrii'eel, iyo Yeremyaah, iyo Hoodawyaah, iyo Yaxdii'eel, oo intaasu waxay wada ahaayeen rag xoog badan oo magac leh oo reerahooda madax u ah.

Taariikhdii Kowaad 5

Taariikhdii Kowaad 5:17-26