Taariikhdii Kowaad 29:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo subaxdii maalintaas ka dambaysay ayay Rabbiga u bixiyeen allabaryo iyo qurbaanno la gubo oo ah kun dibi, iyo kun wan, iyo kun baraar ah, iyo qurbaannadooda cabniinka ah, iyo allabaryo tiro badan oo reer binu Israa'iil oo dhan loo bixiyey.

Taariikhdii Kowaad 29

Taariikhdii Kowaad 29:17-27