Taariikhdii Kowaad 29:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud wuxuu shirkii oo dhan ku yidhi, Haddaba Rabbiga Ilaahiinna ah ammaana. Kolkaasay shirkii oo dhammu ammaaneen Rabbiga ah Ilaaha awowayaashood, oo intay madaxa foororiyeen ayay u sujuudeen Rabbiga iyo boqorkaba.

Taariikhdii Kowaad 29

Taariikhdii Kowaad 29:16-30