Taariikhdii Kowaad 29:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo maalintaas iyagoo aad u faraxsan ayay Rabbiga hortiisa wax ku cuneen oo wax ku cabbeen. Oo Sulaymaan ina Daa'uud ayay mar labaad boqreen, oo isaga Rabbiga ugu subkeen inuu madax ahaado, Saadooqna inuu wadaad ahaado.

Taariikhdii Kowaad 29

Taariikhdii Kowaad 29:14-23