Taariikhdii Kowaad 29:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wiilkayga Sulaymaanna waxaad siisaa qalbi qumman oo uu ku dhawro amarradaada iyo markhaatigaaga iyo qaynuunnadaada, inuu waxyaalahan oo dhan sameeyo, iyo inuu dhiso gurigii aan wax u sii diyaarshay.

Taariikhdii Kowaad 29

Taariikhdii Kowaad 29:13-28