Taariikhdii Kowaad 27:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sirkaalkii afraad ee bishii afraad bixi jirayna wuxuu ahaa Casaaheel oo ahaa Yoo'aab walaalkiis, wiilkiisii Sebadyaahna wuu ku xigay, oo isaga kooxdiisana waxaa ku jiray afar iyo labaatan kun oo nin.

Taariikhdii Kowaad 27

Taariikhdii Kowaad 27:1-12