Taariikhdii Kowaad 27:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kaasu waa Benaayaah oo ahaa kii ugu xoog badnaa soddonkii, oo weliba soddonka madax u ahaa, oo kooxdiisana waxaa ku jiray wiilkiisii Cammiisaabaad.

Taariikhdii Kowaad 27

Taariikhdii Kowaad 27:1-7