Taariikhdii Kowaad 27:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sirkaalkii shanaad ee bishii shanaad bixi jirayna wuxuu ahaa Shamhuud oo ahaa reer Yisraax, oo kooxdiisana waxaa ku jiray afar iyo labaatan kun oo nin.

Taariikhdii Kowaad 27

Taariikhdii Kowaad 27:1-9