Taariikhdii Kowaad 27:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sirkaalkii saddexaad ee ciidanka oo bishii saddexaad bixi jirayna wuxuu ahaa Benaayaah oo madax ahaa oo ahaa ina wadaadkii ahaa Yehooyaadaac, oo isaga kooxdiisana waxaa ku jiray afar iyo labaatan kun oo nin.

Taariikhdii Kowaad 27

Taariikhdii Kowaad 27:1-13