Taariikhdii Kowaad 15:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud yidhi, Waa inaan ninna qaadin sanduuqa Ilaah reer Laawi mooyaane, waayo, Rabbigu iyaguu u doortay inay qaadaan sanduuqa Ilaah, iyo inay isaga u adeegaan weligood.

Taariikhdii Kowaad 15

Taariikhdii Kowaad 15:1-3