Taariikhdii Kowaad 15:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Daa'uud reer binu Israa'iil oo dhan wuxuu ku soo wada ururiyey Yeruusaalem in sanduuqii Rabbiga la keeno meeshiisii uu u hagaajiyey.

Taariikhdii Kowaad 15

Taariikhdii Kowaad 15:1-11