Taariikhdii Kowaad 15:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud wuxuu magaaladii Daa'uud ka dhistay guryo, oo sanduuqii Ilaahna meel buu u hagaajiyey, teendhona buu u dhisay.

Taariikhdii Kowaad 15

Taariikhdii Kowaad 15:1-9