Sharciga Kunoqoshadiisa 3:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba u kac Buur Fisgaah dusheeda, oo indhaha ku taag xagga galbeed iyo xagga woqooyi iyo xagga koonfureed iyo xagga bari, maxaa yeelay, adigu ka gudbi maysid Webigan Urdun.

Sharciga Kunoqoshadiisa 3

Sharciga Kunoqoshadiisa 3:25-29