Sharciga Kunoqoshadiisa 3:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse Yashuuca amar, oo dhiirrigeli, oo xoogee, waayo, isagu wuu gudbi doonaa oo dadkan hor kici doonaa, oo wuxuu dhaxalsiin doonaa dalka aad arki doontid.

Sharciga Kunoqoshadiisa 3

Sharciga Kunoqoshadiisa 3:27-29