Sharciga Kunoqoshadiisa 3:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse Rabbigu idinka daraaddiin buu igu cadhooday, imana uu maqlin. Markaasaa Rabbigu wuxuu igu yidhi, Intaasu ha kugu filnaato, oo mar dambe xaalkaas ha igala hadlin.

Sharciga Kunoqoshadiisa 3

Sharciga Kunoqoshadiisa 3:23-29