Sharciga Kunoqoshadiisa 3:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba waan ku baryayaaye, aan u gudbo oo aan arko dalka wanaagsan oo ka shisheeya Webi Urdun, kaasoo ah buurtaas wanaagsan iyo Lubnaan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 3

Sharciga Kunoqoshadiisa 3:20-27