Sharciga Kunoqoshadiisa 15:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaad xoraysid yaanay kula ahaan wax adag, waayo, isagu lixdaas sannadood wuxuu kuugu adeegay sidii shaqaale la kiraysto laba jibbaarkiis. Oo Rabbiga Ilaahaaga ahuna wuu kugu barakayn doonaa wax alla wixii aad samaysidba.

Sharciga Kunoqoshadiisa 15

Sharciga Kunoqoshadiisa 15:16-23