Sharciga Kunoqoshadiisa 15:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kulli curadyada labka ah oo ka dhasho lo'daada iyo adhigaagaba waa inaad quduus uga dhigtid Rabbiga Ilaahaaga ah, oo waa inaadan ku shaqaysan curadka lo'daada, oo aadan dhogortana ka xiirin curadka idahaaga.

Sharciga Kunoqoshadiisa 15

Sharciga Kunoqoshadiisa 15:12-23