Sharciga Kunoqoshadiisa 15:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

kolkaas waa inaad mudac qaaddaa oo aad dhegtiisa albaabka kula daloolisaa, oo isna weligiis addoon buu kuu ahaan doonaa. Oo weliba addoontaadana sidaas oo kale ku samee.

Sharciga Kunoqoshadiisa 15

Sharciga Kunoqoshadiisa 15:11-23