Samuu'eel Labaad 6:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sanduuqii Ilaah gaadhi cusub bay saareen, iyagoo ka soo bixiyey gurigii Abiinaadaab oo buurta ku yiil; markaasaa gaadhigii cusbaa waxaa waday Abiinaadaab wiilashiisii oo ahaa Cuusaah iyo Axiyoo.

Samuu'eel Labaad 6

Samuu'eel Labaad 6:1-11