Samuu'eel Labaad 6:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dabadeedna Daa'uud baa kacay, oo la tegey dadkii isaga la jiray ee ka yimid Bacale Yahuudah oo dhan, inay xaggaas ka soo qaadaan sanduuqii Ilaah, kaasoo lagu magacaabo Magaca, waxa weeye Magaca Rabbiga ciidanka ee dhex fadhiya keruubiimta.

Samuu'eel Labaad 6

Samuu'eel Labaad 6:1-12