Samuu'eel Labaad 6:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sidaasay uga soo bixiyeen gurigii Abiinaadaab, oo buurta ku yiil, iyagoo wada sanduuqii Ilaah; oo Axiyoo ayaa sanduuqii hor maray.

Samuu'eel Labaad 6

Samuu'eel Labaad 6:1-13