Samuu'eel Labaad 5:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waagii hore oo Saa'uul boqorka noo ahaa, adiguu ahaa kii reer binu Israa'iil dibadda u bixin jiray oo gudaha soo gelin jiray; oo Rabbiguna wuxuu kugu yidhi, Adigu waxaad quudin doontaa dadkayga reer binu Israa'iil, oo amiir baanad u ahaan doontaa reer binu Israa'iil.

Samuu'eel Labaad 5

Samuu'eel Labaad 5:1-8