Samuu'eel Labaad 5:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas aawadeed odayaashii reer binu Israa'iil oo dhammu waxay boqorkii ugu yimaadeen Xebroon; oo Boqor Daa'uudna wuxuu iyagii axdi kula dhigtay Xebroon Rabbiga hortiisa, oo iyana waxay Daa'uud u boqreen inuu ahaado boqor reer binu Israa'iil u taliya.

Samuu'eel Labaad 5

Samuu'eel Labaad 5:1-5