Samuu'eel Labaad 5:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa qabiilooyinkii reer binu Israa'iil oo dhammu waxay Daa'uud ugu yimaadeen Xebroon, oo intay la hadleen ayay ku yidhaahdeen, Annagu waxaannu nahay laftaada iyo jidhkaaga.

Samuu'eel Labaad 5

Samuu'eel Labaad 5:1-3