Samuu'eel Labaad 24:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Arawnaahna wuxuu Daa'uud ku yidhi, Boqorow, sayidkaygiiyow, qaado oo Ilaah u bixi wax alla wixii kula wanaagsan; bal eeg, waa kuwan dibidii qurbaanka la gubo, waana kuwan alaabtii wax lagu tumayay iyo alaabtii dibidu si ay qoryihii u noqdaan.

Samuu'eel Labaad 24

Samuu'eel Labaad 24:19-25