Samuu'eel Labaad 24:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Arawnaah wuxuu yidhi, Boqorow, sayidkaygiiyow, maxaad iigu timid anoo addoonkaaga ah? Oo Daa'uudna wuxuu yidhi, Waxaan kuugu imid inaan kaa iibsado meesha wax lagu tumo, si aan Rabbiga uga dhiso meel allabari inay belaayadu dadka ka joogsato.

Samuu'eel Labaad 24

Samuu'eel Labaad 24:16-25