Samuu'eel Labaad 24:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Boqorow, waxan oo dhan anoo Arawnaah ah ayaan ku siinayaa. Oo Arawnaah wuxuu boqorkii ku yidhi, Rabbiga Ilaahaaga ahu ha ku aqbalo.

Samuu'eel Labaad 24

Samuu'eel Labaad 24:21-25