Samuu'eel Labaad 23:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wuxuu yidhi, Rabbiyow, Ha iga fogaato inaan saas yeelo; ma waxaan cabbaa dhiiggii raggii naftooda biimeeyey? Sidaas daraaddeed wuu diiday inuu cabbo. Oo saddexdii nin oo xoogga badnaana saasay yeeleen.

Samuu'eel Labaad 23

Samuu'eel Labaad 23:9-19