Samuu'eel Labaad 23:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo saddexdoodana waxaa madax u ahaa Abiishay oo ahaa Yoo'aab walaalkiis, oo ay Seruuyaah dhashay. Oo kaasu wuxuu waran u qaatay saddex boqol oo nin, wuuna wada laayay, saddexdiina magac buu ku lahaa.

Samuu'eel Labaad 23

Samuu'eel Labaad 23:8-20