Samuu'eel Labaad 23:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa saddexdii nin ee xoogga badnaa ayaa dhex maray ciidankii reer Falastiin, oo waxay biyo ka soo dhaamiyeen ceelkii Beytlaxam ee iridda ku ag yiil, oo intay soo qaadeen ayay Daa'uud u keeneen, laakiinse wuu diiday inuu ka cabbo biyahaas, Rabbiguuse u daadshay.

Samuu'eel Labaad 23

Samuu'eel Labaad 23:9-25