Samuu'eel Labaad 21:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse boqorkii wuxuu soo qabtay labadii wiil ee Risfaah ina Ayah, oo ay u dhashay Saa'uul, kuwaas oo ahaa Armonii iyo Mefiiboshed, iyo shantii wiil ee Miikaal ina Saa'uul, oo ay u dhashay Cadrii'eel ina Barsillay kii reer Mexolaad;

Samuu'eel Labaad 21

Samuu'eel Labaad 21:1-11