Samuu'eel Labaad 21:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse boqorkii wuu badbaadiyey Mefiiboshed, oo ahaa ina Yoonaataan ina Saa'uul, maxaa yeelay, dhaartii Rabbiga ayaa u dhexaysay Daa'uud iyo Yoonaataan ina Saa'uul.

Samuu'eel Labaad 21

Samuu'eel Labaad 21:1-15