Samuu'eel Labaad 21:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo wuxuu u gacangeliyey reer Gibecoon, oo buurtay ku deldeleen Rabbiga hortiisa, oo toddobadoodiiba way wada dhinteen; oo waxaana la dilay xilligii beergooyska maalmaha ugu horreeya, marka shaciirka la gooyo.

Samuu'eel Labaad 21

Samuu'eel Labaad 21:2-11